Taliyaha Booliiska dagmada yaaqshiid oo ugoostay dhanka mucaaradka

1284

ASC Umadda Soomaaliyeed meel walibo oo aad dunida ka joogtaan Ramadaan Kariiim
Anigoo ah Taliyaha Booliiska dagmada yaaqshiid Gashaanle Faarax Cadani Maxamed
kadib markii aan arkay Beegsiga lagu haayo Madaxdii hore ee soo xukuntay dalkaan oo si Dimuquraadiyad ah ku wareejisay Xukunka iyo Taliyaha qeybta guud ee gobalka banaadir General Saadaq Cumar Xasan
Sidaas darteed waxaan go,aan saday in aan ka hor tago muddo kororsiga sida sharci darada ah oo ay tiro yar oo baarlamaanka kamid ah ku ansixiyeen.
Hadii aan nahay saraakiisha Ciidanka Booliiska soomaaliyeed waxaan ugu baqeynaa Madaxweynaha wakhtigiisu dhamaaday Mohamed Abdullahi Farmaajo in uu doorasho wada ogol ah oo lagu wadaqanac sanyahay qabto kuna laabto Miiska wada hadalka.

Gaashaanle Farax Cadaani.