Taliyihii Nabad sugida Puntland oo diiday xilka qaadistii lagu sameeyey

1074

Agaasimaha hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka Puntland PSF Maxamuud Cismaan Cabdullaahi (Diyaano) ayaa kaku gacan seyray xilka qaadis uu maanta ku sameeyay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

Deni ayaa Agaasimaha cusub ee PSF u magacaabay S/Guuto Maxamed Amiin Cabdullaahi Xaaji Khayr.

Qoraal ka soo baxay taliska ciidanka PSF ayaa ku tilmaamay xilka qaadista mid baalmarsan sharciyadda xeerka Ciidamada iyo dhaqanka suubban.

Qoraalka ka soo baxay PSF ayaa u qornaa sidatan:-