Toos u Daawo Hadal-jeedinta Madaxweynaha dalka Jabuuti

1596

Xarunta Dugsiga tababarka ee Janeraal Kaahiye ee Magalada Muqdisho waxaa ka socda kulan ay leeyihiin Xildhibaabada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Kulanka ayaa waxaa haatan khudbad ka jeedinaya Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.