TOP 100 ESPN Oo Soo Sartay 100-ka Xiddig Ee Ugu Fiican Sanadka 2019 & Man City Iyo Liverpool Oo Xiddigaha Ugu Badan Ku Leh

1770

Shabkada ESPN ayaa soo saartay Liiska 100-ka xiddig ee ugu fiican sanadka 2019 oo ku sii dhawaanaya dhamaad iyada oo ay Liiska xiddigaha ugu badan ku leeyihiin kooxaha Liverpool iyo Man City kuwaas oo qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigay xilli ciyaareedkii hore.

Xiddigaha Liiska ku jira ayaa loo kala qaybiyay 10 qaybood oo ka mid ah boosaska kala duwan ee ay xiddigaha kubadu ka ciyaaraan sida Goolhayayaasha ugu fiican, Daaacyada ugu fiican, khadka dhexe ee daafaca ee ugu fiican, khadka dhexe ee weerarka ee ugu fiican, xiddigaha garabka Midig ee ugu fiican, xiddigaha garabka bidix ee ugu fiican iyo qaar kale oo badan.

Kooxda Liverpool oo ku guulaystay champions League xilli ciyaareedkii hore ayaa Booska ugu badan xiddigo ku leh galka kooxda Man City sidoo kale ku leedahay xiddigo badan.

Shabakada ayaa sheegtay in 100-ka xiddig ay soo doorteen 40 khabiir oo kubada cagta ah oo adduunka kuwaas oo soo doortay xiddig walba iyo booska uu ku fiican yahay.

Sidoo kale waxa Liiska xiddigaha ku jira lagu soo doortay qaab ciyaareedkooda sanadka 2019 laakiin laguma soo dooran kaliya xilli ciyaareedkii hore.

Hadaba Halkan Hoose Kaga Bogo Liiska 100-ka xiddig ee ugu fiican adduunka:

GOOLHAYAYAASHA:

Image result for ESPN FC 100: Liverpool, Man City dominate our ranking of world's best soccer players

  1. Alisson (Liverpool)
  2. Jan Oblak (Atletico Madrid)
  3. Marc-Andre ter Stegen (Barcelona)
  4. Ederson (Man City)
  5. Manuel Neuer (Bayern Munich)
  6. Wojciech Szczesny (Juventus)
  7. Kepa Arrizabalaga (Chelsea)
  8. Hugo Lloris (Tottenham)
  9. Andre Onana (Ajax)
  10. David De Gea (Man United)

DAAFACYADA MIDIG

Image result for ESPN FC 100: Liverpool, Man City dominate our ranking of world's best soccer players

  1. Trent Alexander-Arnold (Liverpool)
  2. Joshua Kimmich (Bayern Munich)
  3. Ricardo Pereira (Leicester City)
  4. Dani Carvajal (Real Madrid)
  5. Kyle Walker (Ma City)
  6. Dani Alves (Sao Paulo)
  7. Joao Cancelo (Man City)
  8. Kieran Trippier (Atletico Madrid)
  9. Cesar Azpilicueta (Chelsea)
  10. Aaron Wan-Bissaka (Man United)

DAAFACYADA DHEXE

Image result for ESPN FC 100: Liverpool, Man City dominate our ranking of world's best soccer players

  1. Virgil Van Dijk (Liverpool)
  2. Kalidou Koulibaly (Napoli)
  3. Matthijs de Ligt (Juventus)
  4. Aymeric Laporte (Man City)
  5. Sergio Ramos (Real Madrid)
  6. Giorgio Chiellini (Juventus)
  7. Leonardo Bonucci (Juventus)
  8. Marquinhos (PSG)
  9. Jose Maria Gimenez (Atletico Madrid)
  10. Milan Skriniar (Inter Milan)

DAAFACYADA BIDIX

Image result for ESPN FC 100: Liverpool, Man City dominate our ranking of world's best soccer players

  1. Andrew Robertson (Liverpool)
  2. David Alaba (Bayern Munich)
  3. Jordi Alba (Barcelona)
  4. Alex Sandro (Juventus)
  5. Lucas Hernandez (Bayern Muncih)
  6. Lucas Digne (Everton)
  7. Ferland Mendy (Real Madrid)
  8. Alex Grimaldo (Benfica)
  9. Aleksandar Kolarov (Roma)
  10. Nicolas Tagliafico (Ajax)

KHADKA DHEXE EE DAAFACA

Image result for ESPN FC 100: Liverpool, Man City dominate our ranking of world's best soccer players

  1. N’Golo Kante (Chelsea)
  2. Frenkie De Jong (Barcelona)
  3. Sergio Busquets (Barcelona)
  4. Fernandinho (Man City)
  5. Casemiro (Real Madrid)
  6. Fabinho (Liverpool)
  7. Miralem Pjanic (Juventus)
  8. Rodri (Man City)
  9. Marco Verratti (PSG)
  10. Saul (Atletico Madrid)

KHADKA DHEXE EE WEERARKA

Image result for ESPN FC 100: Liverpool, Man City dominate our ranking of world's best soccer players

  1. Bernardo Silva (Man City)
  2. Kevin De Bruyne (Man City)
  3. Danny Van de Beek (Ajax)
  4. David Silva (Man City)
  5. Christian Eriksen (Tottenham)
  6. Paul Pogba (Man United)
  7. Koke (Atletico Madrid)
  8. Kai Havertz (Bayer Leverkusen)
  9. Ever Banega (Sevilla)
  10. Bruno Fernandes (Sporting Lisbon)

XIDDIGAHA GARABKA WEERARKA

Image result for ESPN FC 100: Liverpool, Man City dominate our ranking of world's best soccer players

  1. Raheem Sterling (Man City)
  2. Sadio Mane (Liverpool)
  3. Eden Hazard (Real Madrid)
  4. Jadon Sancho (Borussia Dortmund)
  5. Son Heung-Min (Tottenham)
  6. Marco Reus (Borussia Dortmund)
  7. Angel Di Maria (PSG)
  8. David Neres (Ajax)
  9. Leroy Sane (Man City)
  10. Everton Soares (Gremio)

WEERARYAHANADA:

Image result for ESPN FC 100: Liverpool, Man City dominate our ranking of world's best soccer players

  1. Lionel Messi (Barcelona)
  2. Cristiano Ronaldo (Juventus)
  3. Kylian Mbappe (PSG)
  4. Mohamed Salah (Liverpool)
  5. Roberto Firmino (Liverpool)
  6. Antoine Griezmann (Barcelona)
  7. Pierre-Emerick Aubameyang (Arsenal)
  8. Neymar (PSG)
  9. Joao Felix (Atletico Madrid)
  10. Dusan Tadic (Ajax)

WEERARYAHANADA TOOSKA AH

Image result for ESPN FC 100: Liverpool, Man City dominate our ranking of world's best soccer players

  1. Sergio Aguero (Man City)
  2. Harry Kane (Tottenham)
  3. Robert Lewandowski (Bayern Munich)
  4. Karim Benzema (Real Madrid)
  5. Luis Suarez (Barcelona)
  6. Edison Cavani (PSG)
  7. Duvan Zapata (Atalantna)
  8. Alexandre Lacazette (Arsenal)
  9. Zlatan Ibrahimovic (Bilaa Koox)
  10. Fabio Quagliarella (Sampdoria)

Sii Akhriso: Waa Maxay Sababta Ay Raggu U Guursadaan Dumarka Badan, Sidee Ayayna Gabadhu Uga Hor Istaagi Kartaa In Uu Gacaliyeheedu La Guurdado?