Top.news;- Isbadalka Lagu Sameyey Hogaanka Ciidanka Xooga Dalka. Danab 21 Aad Ee Degaanada Galmudug

1978

Waxaa Isbadal Lagu Sameyey Madaxda Ciidanka Xoga Dalka Ee Degaanada Galmudug

Saraakiisha Ciidanka Xoga Dalka oo Maalmihii igu Danbeey ku suganaa Galmudug ayaa Go.aamiyay isbadalka Lagu sameyey Hogaanka Ciidanka Xoga Dalka Gaar,ahaan Ciidanka Danab Ee Qeybta 21 aad Ee Degaanada Galmudug

Taliyaha  Ciidanka xoogga Dalka Somaliya Ayaa Isbadal ku sameeyey Taliyaasha Qaybta iyo Abaanduulaha Qaybta 21Aad

Taliyaha Cusub ee Qaybta 21aad ayaa loo Magacaabey G/Sare Cabdicasiis Claahi (Qooje, Dagaari)

Abaanduulaha Qaybta 21aad Ayaa isna Loo Magacaabey Dhamme Aadan Siyaad Cabdi

Sidoo Kale Taliyaha Danab Qaybta 21aad ayaa Loo Magacaabey Dhamme Muqtaar Cabdi aadan