Un ka oo been abuur kutilmamay Jaamacad Uu Dhawaan Soo Bandhigay Cali Geedi

1842

Afhayeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo Goobjoog la hadlay wuxuu sheegay in jaamacadda la baxday United Nations Academy of Somalia ee uu guddoomiyaha ka yahay Prof. Cali Maxamed Geeddi aysan wax xiriir ah la laheyn Qaramada Midoobay oo ay jaamacaddu sheegato in ay xubin ka tahay.

Websiteka www.unasom.org ee loo ekeysiiyay kan Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waa beenabuur iyo marinhabaabin dadka lagu sirayo, oo waxaa la sameeyay Nov 19, 2018 halka kan Qaramada Midoobay ee Soomaaliya la abuuray May 03, 2013.

Waa Culeys la gelinayo Ololaha Doorashada Madaxweynaha Soomaliya uu raadinayo 2020/2021 Prof, Cali Maxamed Geedi.

 

HALKAN KA AQRI SHEEKADAN