Wafdigaan Uu Hogaaminaayo Abdi Qeybdiid oo Galkacyo tagay +SAWIRRO

1854

Wafdigaan oo Uu Hogaaminaayay Sonator.Abdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa Galabta Soo Gaaray Magalada Gaalkcyo Ee Xarunta Gobolka mudug.

Wafdiga Xildhibaanada ah ayaa wax ka mid ahaa Xildhibaan Mahad Salaad
Xildhibaan Warsame Joodax iyo Saraakiil kale.

Waxaana Garoonka Diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo. Ku Soo Dhaweyay Maamulka Gobolka Degmada Gaalkcyo iyo Saraakiisha Ciidanka.

Wafdigaan Xildhibaanada ah Ee soo gaaray Magaalada Gaalkcyo ayaa Xusay in Hor dhac ay uyihiin Wafuud kala duwan oo Maalmaha Soo Socoda Soo Gaari Doona Degaanada Galmudug.

Wax ayna Socodlkooda ku sheegeen.
In uu ku saabsan yahay sidii Xal looga gaari lahaa dhacdadii Shacabka lagu Laayay Ee Jimcadii ka dhacaday Gaalkacyo.