Walaac laga muujiyey amaanka deegaanada Hirshabelle +COD

1662

Siyaasiyiinta ku dhaqan deegaannada maamulka Hirshabelle ayaa walaac ka muujiyey ammaanka guud ee deegaannadaasi.

C/raxmaan Xuseen oo ka mid ah siyaasiyiintan ayaa sheegay in aan la isku gudbi karin deegaannada maamulkaasi.

Wuxuu tilmaamay in ammaanka laga gaabiyey in wax laga qabto, sidoo kalena ay meel adag mareyso xaaladda bini’aadannimo ee ka jirta Hirshabelle.