Waqtiga laqabanayo Shirweynaha dhamaystirka SSC Khaatumo oo lashaaciyay

75

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS ayaa u asteysay xilliga  qabashada Shirweynnaha dhamaystirka dhismaha Dowlad Goboleedka SSC-Khatumo  10-ka Bisha July 2025.

Warqad ka soo baxday xafiiska Wasiirka arrimaha gudaha ee Somalia Cali Yusuf Xoosh ayaa sidatan u qorneyd.