War.Cusub Beesha Sacad oo Sharuud Ku Xirtay Dhismaha Galmudugta Cusub.

1915

Beesha Sacad oo ka mid ah Beelaha Habar gidir Islamarkaana ka mid ah Beelaha Daga Gobolka mudug ayaa soo jeedisay in awood qaybsiga Galmudug lagu Saleeyo labo Gobal ( Mudug iyo Galgaduud)

Ergada iyo Waxgaradka Beesha Sacad ayaa sheegtay in ay diyaar uyihiin cidii wax ka tabanaysa inay lafadhiistaan.

Wax ayna Xuseen in Awood qeybsiga Galmudug uu Noqodo mid Loo dhan yahay.
Wax ayna Xuseen Hadii Galgaduud Qadato Madaxweynaha waa in MUDUG Heshaa Madaxweyne Ku Xigeenka.