War Cusub Ciidankii ugu badnaa Ee Amisom oo Dhuusa Mareeb Ku Wajahan & Ahlusuna oo ka biyo diisan arinkaa.

1495

Wasiirka Amniga Xukuumada FS Maxamed abuukar Islow ” Wafdiga Amisom waxaan isla Garanay in la Keeno Ciidamada Amisom oo Maantaba Soo Gaaraya Magaalada #Dhuusamareeb “

Cutubyada ka Tirsan Amisom ayaa lagu Soo Xoojinayaa Amaanka dhuusamareeb si loo suurta Galiyo Doorasho xor iyo Xalaal ayuu islow warkiisa ku yiri wasiirka Amniga FS..

Dhawaan ayay aheyd midkii Ahlusuna ay ka soo Hor jeedsatay in Ciidamo ka Tirsan Amisom la keeno Dhuusa Mareeb.