War.Cusub Dagniin Culus oo loo Diray Shacabka Muqdisho. & Cabsi Weli taagan.

1607

Talihii Hore Ciidanka Nisa Cabdulaahi Sanbalooshe ayaa Bartiisa Facebook ku Dabacay Digniin Culus udiray Dadka ku nool Muqdisho Taasi oo ka hadleysa Qaraxyo Lala Beegsan doono Gobaha Shacabku u badan yihiin Ee Muqdisho

Kooxda Argagixisada iyo kuwa la shaqeeya waxa ay qorsheynayaan Qaraxyo Maalmaha soo socda in lala Eegto :-

1- Goobaha ay u badanyihiin Shacabka.

2- Madaxdii Hore ee Dalka soo samata bixiyay iyo xildhibaanada Qaranka , garabka u diyaarsan badbaadinta Umuda.

3 – sadax Hotel oo muhiim u ah shucuubta Xamar.

Fadlan la wadaag Ehelkaag in ay ka taxadiraan meelahaas maalmaha soo socda , Ninkii kaa naxayay ma joogo kursiga

FG: Wadada KM 0 – KM 5