War.Cusub Dhuusa Mareeb, Muran Xoogan oo ka Tagan Gudiga Dorashoyinka Galmudug

1611

Wararka ka imaanaya Magaalada Dhuusa Mareeb Ee Gobolka GALGADUUD
Ayaa sheegaya in weli Muran Xoogan ka Tagan yahay Magacaabista Gudiga Dorashoyinka Galmudug taasi oo ay Magacabeyso Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliya
Magacaabista Gudiga Dorashoyinka Galmudug ayaa ah Mid Mara Xalado kala duwan soo martay Islamarkaana dadka qar ay Dhaliilsan yihiin Hanaanka loo marayo soo dhisida Gudigaas.
Hogaanka Ahlusuna ayaa Horey usheegay in ay mudan yihiin in lagu tixgaliyo Xumnaha Sare Ee Gudiga Dhanka kale Dowladda Somaliya ayaa Qorsheyneysa in ayagu ay u madax Banaanto Magacaabista Gudiga Dorashoyinka Galmudug. Islamarkaana ay soo Xulayaan Xubnaha Uu Ka Koobnaan doono Gudigaa.

Sidokale Madaxweyne Xaaf ayaa diidan in Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliya ay umadax banaanato magacaabista Gudiga Dorashoyinka Galmudug.
Xaaf ayaa sheegay in uu Asagu uu Xaq uleeyahay Magacista Gudiga Dorashoyinka Galmudug.