War Cusub, Dowladda Farmaajo iyo kheyre Oo Cuna Khabateyn Saartay Wariyaasha Muqdisho

1669

Inta badan shacabka Muqdisho waxa ay ku qanacsan yihiin in ay ahaadaan (dhagool iyo indhool) oo aan kala jeedo weriyihii usoo tabinayey wararka ayey dacaayad ladaba joogaan.

Tusaale xarunta golaha shacabka ayaa weriyaasha looga diiday in ay duubtaan Muuqaaladda, weriyuhu meeshaas uma tagin inta warku uu dhageysto in uu xaafadda iska aado ee waxa uu u aaday in shacabka uu gaarsiiyo halkaas oo lagu kulmay masiirka dalkana looga hadlay waxaa laga sheegay hadalkan oo qatar ku ah dalka iyo dadka ama guushaas ayaa kasoo hoyatay hadalkii Xildhibaanadda.

Bal adiga shacabka ah haddii aad qeyb ka qaadato falalkaas wararka lagu hor istaagayo ee aad taageerto in weriyaha laga hor istaago helidda xogaha yaa kuu sheegaya waxa ay sameyso dowladdu?

Mise waxaad ku qanacsan tahay in muuqaalo lasoo jarjaray kaliya laguu soo gusbiyo?