Maamulka Hey’adda Duulista Hawada Soomaaliya ayaa soo saaray amar ah in gebi ahaanba la hakiyay duulimaadyadii diyaaradaha ku tagi jireen Kismaayo laga bilaabo maanta oo ku beegan 23 September illaa 26 September 2019, waxaana la faray Shirkadaha duulimaayada in uusan jirin wax duulimaad ah oo tagaya Kismaayo inta lagu guda jiro mudadaas ay xanibaada saaran tahay, wixii ka dambeeyana dib loo fasixi doono duulimaadyadii diyaaradaha ku tagi jireen Kismaayo.
SPORTS NEWS
DAAWO:-Liverpool Oo Ku Guulaystay Premier League +SAWIRRO
Liverpool ayaa gaartay guul weyn kadib markii ay 5-1 ku xasuuqeen Tottenham Hotspur kulankii 34-aad ee horyaalka Premier League ee ka dhacay garoonka Anfield.
Tottenham...
- Advertisement -
- Advertisement -
- Advertisement -