War.Cusub. Hogaanka Ahlusuna Oo Dalab Culus u Gudbiyay Saraakiisha Amisom

1826

Madaxa Xukuumada Galmudug Sheikh maxamed shaakir Cali Xasan, Wasiika Amniga Galmudug Sadaq sheikh Yusuf iyo isku xiraha Amison iyo Galmudug Kabtan Abdulahi sheikh xusen ayaa la kulmay Saraakisha Amison ee ku sugan magaalada dhuusamreeb ee Casimada Galmudug.

Madaxa Xukumada iyo saraakisha ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaay arimha Amniga iyo sidii loo xojin lahaa xariirka Amison iyo Galmudug

Warar Hoose Ayaa Sheegaya in Kulankan oo Dhowr Jeer Baaqdey ujeedkiisu ahaa in Sh Shaakir uu Amisom kala Hadlayay Amaanka Garoonka diyaaradaha iyo Xaaladaha Siyaasadeed ee Taagan . Wuxuuna sidokale Saraakiisha ciidanka Amisom loo soo bandhigay in Amaanka Garoonka Diyaaradaha ay qeyb ka noqdan Ciidanka Ahlusuna Islamarkaana si wadajir ah loo wadda sugo Amaanka Garoonka Diyaaradaha  Dhuusa Mareeb