War.cusub Puntland oo Ka Walaacsan Dhismaha Galmudugta middeysan Ee Dhuusa mareeb

1485

Maamulka Puntland Ee Fadhigiisu yahay Magaalada Garoowe ayaa dhaliilsan Dhismaha Lagu Mideynayo Maamulka Galmudug wax ayna slusoo direen Raga loogu Tala galay in ka shaqeyaan iska hor keenidda Bulshada Galmudug  si ay u kala furfurto Arimaha la isugu keenayo Galmudug

C/laahi Gureey waaxa uu ka mid yahay Ragii Deegaanada Galmudug Wakiilka uga ahaa Puntland.

Arintaan ayaa loo sababaynayaa in Maamulka Puntland uu walaac ka qabo is raaca Galmudug maadaama Dekada Boosaaso Dakhli aad u fara badan uu uga soo Xaroodu Deegaanada Galmudug iyadoona Bulshada Galmudug ay wax ka dhoofsato kana soo dagsato.

Horey waxaa HeeshHeshiisyo Hoose Ugalay Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland.

Cabdulaahi sida dani.iyo Ahmed Ducaale Gelle Xaaf. Inkasto aanan la ogeyn wax yaabaha uu ku saleysnaa Heshiiskoodda.

Damaca Puntland ma yahay mid Hir gali doona.