War.cusub Taliyaha Ciidanka Amisom Ayaa Gaaray Dhusa mareeb &Dowladda Oo Qorsheyneysa

1505

Taliyaha Ciidanka Amisom ayaa maanta safar qarsoodiya oo aan lashaacin kuyimid magaalada Dhuusamareeb.

Kulamo kooban ayuu laqaatey Wasiirka Amniga iyo Arimaha Gudaha.

Rasmi loomahayo waxa uu salka ku hayo safarka Taliyaha Amisom ee dhuusamareb waxaase jira warar sheegaya in dawladdu ay wado qorshe ay Ciidamo Itoobiyaan ah ku keenayso Dhusa mareeb ka hor inta aan la galin hanaanka Doorashada. Galmudug.