War.Cusub. waqtiga rasmi ah Ee uu Furmayo Shirka Dib uheshisinta Galmudug oo la Shaaciyay.

1591

Wasiirka Arimaha Gudaha Soomalia Abdi Maxamuud Sabrie ayaa shaaciyey in 4 bishan oo ku beegan maalinta arbada ah uu furmayo shirka dib u heshiisiinta Galmudug.

Inta Ka horeysa la Sameyn doono diyaar garow ku aadan Furitaanka Shirka.
Waxaana ka qeyb galaya Wafuud ma Tirsan Dowladda Somalia Galmudug Xubnaha Gudiga Dib uheshisinta .Xubnaha ma Talaya Beelaha Dib uheshisinta loo Samennayo.