War.deg deg ah Afhayeenkii Ururka Al.shabaab Ali dheere oo Geeryooday ka dib markii…

1707

Warar Hoose oo ay Heshay Warbaahinta Wardoor.net ayaa sheegaya in uu Geeryooday Afhayeenkii Ururka Al.shabaab Ali dheere ka dib Ciidanka Xoga Dalka Somaliya Gaar ahaan Ciidanka Danab .
Howlgal ay Sameyeen Gobalka Shabeelada Hoose.

Saraakiisha ciidanka Hogaamineysa ayaa Xaqijiyay. In Howlgalka Ciidanka Danab ay Sameyeen ay ku Qaarijiyeen AfhayeenkiiUrurka Al.shabaab.

Hadalka ka soo baxay Saraakiisha ciidanka Dowladda ayaa ku soo aadaya weli Maalintii shalay sidokale Xoga aan helnay lagu sheegay in dhawac soo Gaaray Ali dheere.

Wixii war ah ee ka soo Kordha Halkaan kala Socoda.