War Deg deg ah Afhayeenkii Ururka Al.shabaab Oo La dilay ka Dib Werar Lagu qaaday…

1776

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in la dhaawacay af-hayeenkii ururka Al-Shabab Cali Dheere.

Dhaawaca Cali Dheere ayaa yimid kadib markii uu dagaal ka dhacay deegaanka Shaam ee hoos-taga Degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellada Hoose.

Dhanka kale dagaalka dhacay oo aad u cuslaa ayaa sidoo kale waxaa ku dhintay 17 dagaalame oo Shabaab ahaa sida ay sheegeen guutada 14 Oktober oo ah guutadii dagaalka qaaday.