War.Deg deg ah Dowladda Somaliya oo Ciidankii ugu badnaa ka Dajisay Magaalada Dhusa mareeb.

1518

Wararka ka imaanaya Magaalada Dhusa mareeb Caasimada Galmudug ayaa sheegaya in saaka Aroor hore ay diyaarado Sida Askar Katirsan Ciidanka Dowladda Somaliya ay Ka Dagay Garoonka Diyaaradaha Ee Dhuusamareeb Waxaana Ciidamada Laga Keenay Magaalada Muqdisho.

Ilaa hada Dowladda Somaliya ma aysan sheegin Sabbta Ciidankeeda ay oga dajisay Magaalada Dhusa mareeb Balse Warar Hoose oo aan Heleyno ayaa Sheegaya in Ciidamadaan ay dowladdu ugu tala gashay Amniga Magaalada Dhusa mareeb Ee Galmudug.