WAR DEG DEG AH Dowladda Somaliya Oo Xil Muhiim ah ku Qancisay Bashiir Goobe.

1653

Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) u magacaabay Maareeyaha Guud ee Wakaaladda Hormarinta Dhismaha Soomaaliyeed. Magacaabistaan ayaa yimid ka Dib markii Xilka qaadista Lagu Sameyey Bashiir goobe oo horey u ahaa Talihii Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed. Oo in badan uu xilkaasi soo Hayay

Balse Madaxda Dowladda Fadraalka ayaa ku qancisay Xilkaan cusub ee Maanta loo Magacaabay Taliyihii Hore.mr. Bashir Goobe.