War. Deg deg ah Maleeshiyo Beleed ka Tirsan Puntland Oo Weerartay dad xoolo dhaqato ah.

1588

Degaanka Xanaan weylood oo dhaca Bari Gobolka mudug Waxaa ka Dhacay Werar Khasaare geystay Inta la Xaqijiyay waxaa Geeriyooday Hal qof sadex kelana wey ku dhacmeen.

Werarkaan ayaa waxaa Geystay Maleeshiyo Beleed ka soo jeedda Puntland Islamarkaana Ku sugan degaankaas.

Waxaana Halkaasi laga dareemayaa saan saan Colaadeed oo udhaxeysa Dadka Xoolo dhaqatada ah Ee ku Sugan Bari Gobolka mudug.