War.Deg deg Maamulka Ahmed Madoobe. Oo Hawada ka Xirtay Dowladda Farmaajo.

1458

Guddiga amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland oo kulan yeeeshay gelinkii dambe ee Maanta ayaa ka dooday sugidda amniga Magaalada Kismaayo inta lagu guda jiro waqtiga Doorashada.

Waxa ay joojiyeen safaradii Magaalada lagu galayay, iyaga oo sheegay in ay Magaalada ka xireen Socdaalka Cirka, Dhulka iyo Badda.

Sidoo kale waxa ay yareeyeen dhaqdhaqaaqa Dadka ku sugan Magaalada Kismaayo laga bilaabo Caawa maqribkii oo ku beegan 20/08/2019..