WARAR KU SAABSAN KULANKA SABTIDA IYO ROOBLE

1448

ROOBLE OO MIISKA SAARAN SABTID, MUXUUSE KU BADBAADI KARAA
ILo Xog ogaal ah ayaa ii sheegey in Warqadii Baarlamaanka uu soo saarey ay ahayd mid lagu qaboojinayey Xaalada iyo ka hor tag in Raiisul Wasaare uu hadlo hadaba maxaa la Gudboon Rooble
1- Haddii uusan Raiisul Wasaaraha is muujin maanta iyo Beri in ay Seefta Baarlamaanka Xilkiisa dhamaadey qaadi doonto
2- Haddii uu iska Tago Sidii Khaye waa sida ay rabaan Kooxda Farmaajo, balse haddii uu Dadkiisa dhexa galo kuna adkeysto in yahay Raiisul Wasaaraha Dalka qaatana doorkiisa Doorashooyinka waa badbaadi karaa
3- Waxaa is weydiin mudan Maadaama Farmaajo uu soo dhaweeyey hadaladio Qoor Qoor, Guudlaawe iyo Rooble Maxay tahay Sababta loo beegsanayo Rooble oo la rabo in Xilka looga qaado
4-Maadaama lagu fashilmey Muddo Kororsigi Waxaa la rabaa si Waqtiga loo dheereysto in Bulshada lagu Mushquuliyo Xil ka qaadista Rooble
5- Sidoo kale waxaa la rabaa in Waqtiga iyana lagu dheereysto oo lagu mashquulo muddo Laba Bilood magacaabista Raiisul Wasaaraha
6- Sidoo kale Waxaa la rabaa muddo kale lagu sii Dheereysto Magacaabista Golaha Wasiirada
7- Falalkaan Qar iska Tuurnimada ah Maxaa ka dhala kara haddii uusan Caqli Shaqeyn
A- Ciidamadii oo Burbura ku yimaada
B-Dagaalo Sakeeyo
C- Burbur dhaqaale
Haddii aan Kooxda Farmaajo Xal deg deg ah la imaan waxay Wadaan waa Oraahdii ahayd “CADKAANOW CUNEY AMA KU CIIDEEYEY”