Wararkii ugu danbeyey. Raaiisul Wasaare Kheyre oo ku Wajahan Dhuusa Mareeb.

1604

Wararka ka imaanaya Magaalada Dhusa mareeb Ee Caasimada Galmudug ayaa sheegaya in Halkaasi Laga Dareemayo Qaban qaabadda Soo dhaweynta Wafdiga
Raiisul wasaaraha Dalka mudane Xasan Cali Khayre oo Maanta ku wajahan Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb isagoona halkaa ka furidoona Shirka Dibu heshiisiinta Galmudug.
Dhanka kale Gudiga Dib uheshisinta Galmudug ayaa wadda Didaaladii ugu Danbeyey ay ku Furayaan Shirka Dib uheshisinta Beelaha Galmudug Ee Dhusa mareeb.
Waxaana Furitaankiisa Goobjooge ka noqan doona Raaiisul Wasaaraha Dalka Iyo Madax kale oo ka Tirsan Dowladda Somaliya.