Warbixin:- Ahlusuna oo Weli ku Qancin Qorshaha Dowladda Somaliya ay ku dhiseyso Galmudug Cusub.

1551

Magaalada Dhuusa Mareeb Ee Gobolka GALGADUUD waxaa Xalay laga daah.firay Shirka Dib uheshisinta Beelaha Galmudug Islamarkaana ay Gar.wadeen ka tahay Dowladda Somaliya.

Hogaanka Ahlusuna Ee Gobolada Dhexe ayaa Ka biyo diidsan Dhaq dhaqaaqyada Dowladd ay ku soo dhiceyso Maamulka Cusub Ee Galmudug.
Ahlusuna ayaa si cad oga soo Horjeeda Qorshaha Dowladdu ay ku Sameyneyso dib uheshisin dhab ah iyo Dorasho Xor.iyo Xalaal ah oo ka Hir gasha Degaanada Galmudug.

Kulamo badan oo Dhex maray Madaxda Ahlusuna iyo Dowladda ayaa Fashil ku dhamaday ma jiraan Wax Xal ah oo laga Garaay Tabashoyinka Ay qabto Madaxda Hogaanka Ahlusuna Ee Gobolada Dhexe.