Warbixin:- Shirka Hobyo oo la soo gaban gabeynayo & HG oo Wadadii Guusha Cagta Saartay

1619

Magaalada Hobyo Ee Gobolka mudug
Maanta waxaa Lagu soo Gaban gabeynayaa Shirka Wadatashiga Nabdeynta Hobyo Oo Labo Bilood Halkaasi oga Socoday Beelaha Walalaha ah Ee Habar gidir
Belahaas ayaa Doortay Hogaankii ka shaqeyn lahaa Isku xirkooda iyo Hormarinta Degaanada Habar gidir. Gudomiye Pro Abdulqadir Mohamed Shirwac.
Waxaa Hada Soconeysa Qaban Qaabadda Munaasabada xiritaanka Shirka Wadatashiga Nabdeynta Hobyo.

Waxaana Ka qeyb galaya Masuliyin ka Tirsan labada Gole Ee Barlamanka Somaliya
Madaxda Ururka Haweenka Qaranka Somaliyeed Salaadin Odayaal Xumnaha Gudiga Farsamada Shirka Hobyo. Gudiga Golaha Sare Ee Beelaha Habar gidir Siyaasin Qurba jog iyo qeybaha kale Ee Bulshada Hobyo

Waxaana Halkaasi laga jeedin doonaa Qudbaddo Xaasaasi Islamarkaana ku saleysan Dar daaran Iyo Bogaadin. Loo jeedinaayo Hogaanka Sare HG.