Warbixin:- Xasaasi ah Bisada Hargeysa Ku Nool Ayaa Ka Nasiib Dadan Qofka Muqdisho Ku Nool .Sababta

1545

Arintaan Oo Noqotay oo noqotay mid ay aad ulla yaabeen dadka soomaaliyeed ayaa waxa ka dhawaajiyay Maayirka magaalada Hargeysa ee caasimada maamulka soomaaliland,

Cabdiraxmaan Soltelco ayaa yidhi: “Bisada Hargeysa maanta waxay ka nasiib badan tahay qofka Muqdisho ku nool. Maalin dhaweyd ciidanka dab-demisku waxay bad-baadinayeen bisad ku dhacday musqul, maalin kastana Xamar waxaa ka dhaca Qarax oo naftu waxay ka tahay wax yar oo jilicsan”