Wasaarada Arimaha Gudaha oo soosaartay warqad kanixisay Farmaajo

1926

Rooble wuxuu soo nooleeyay Wasaaradi Arimaha Gudaha Iyo federal ka oo iyadu xaq ulaheyd hogaaminta Doorashooyinka dalka balse Madaxa looga taagnaa. Qoraalka waaaarada waxaa credit ka lagu siiyay Raisul wasaaraha. Kaaga darane Farmaajo iyo Madaxtooyada hal meel xitaa loogama xusin.

“Wasaaradda oo fulinaysa awaamiirta Wasiirka koowaad ee Xukuumadda Federaalka ee Soomaliya, waxay ugu baaqaysaa dhinacyada ay quseyso in ay bilaabaan dardar-galinta Nidaamka Doorashada Dalka ee uu saldhig u yahay hishiiskii 17 Sept 2020 ee lagu gaaray Magaalada Muqdisho.

Sidoo kale waxay Wasaaraddu ugu baaqaysaa dhammaan daneeyayaasha doorashada dalka in ay u diyaar garoobaan doorasho jawi nabdoon ku dhacda, sida uu faray Wasiirka kowaad ee Xukuumadda Federalka Soomaaliya”.