Guddiga maamulka doorashooyinka ee heer Puntland ayaa soo saaray liiska musharixiinta 16 kursi ee yaalla magaalada Boosaaso ee caasimadda ganacsiga Puntland.
Kursiga HOP #169 oo uu horey ugu fadhiyay Wasiirka Qorsheynta XFS Jamaal Maxamed Xasan, ayaa loo xiray Cali Mahdi Maxamed Cali oo ay wadato Madaxtooyada Puntland.