Wasiir Jamaal oo laga saaray liiska musharaxiinta

909

Guddiga maamulka doorashooyinka ee heer Puntland ayaa soo saaray liiska musharixiinta 16 kursi ee yaalla magaalada Boosaaso ee caasimadda ganacsiga Puntland.

Kursiga HOP #169 oo uu horey ugu fadhiyay Wasiirka Qorsheynta XFS Jamaal Maxamed Xasan, ayaa loo xiray Cali Mahdi Maxamed Cali oo ay wadato Madaxtooyada Puntland.