Wasiirka gaadiidka oo amray in shaqa joojin lagu sameeyo diyaaradaha Premair Airlines iyo Fly National

747
Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Durraan Axmed Faarax, ayaa amar ku bixiyay in shaqa joojin lagu sameeyo diyaaradaha kala ah Premair Airlines iyo Fly National oo uu leeyahay Axmed Diini oo ahaa sarkaal dhawaan Warbaahinta u sheegay in Wasiirku xiray faragelina uu ku hayo.
Warqadda oo uu quray ku simaha maareeyaha garoonka ayaa lagu amray ciidamada amniga in laga xareeyo kaararka garoonka ay ku soo galaan shaqaalaha.