Weerar lagu qaaday Saldhiga Garoowe

1435

Dabley hubeysan, ayaa weerar ku qaaday saldhiga bartamaha ee magaalada Garoowe caasumada Puntland, Rasaas xoogan ayaana la maqlay.

Warar hordhac ah ayaa sheegaya in ay dableydan yihiin kooxo is aruursaday oo ah dadka ka ganacsanayay Qaadka.

Saraakiisha Amniga ayaa xaqiijiyey khasaare, balse tiro ma aysan sheeegin.