Xildhibaan Aamina Cabdi Oo Goor Dhow Qarax Lagu Dilay

891

Qarax xooggan ayaa goordheyd  ka dhacay Magaalada Baladweyne e Xarunta Gobolka Hiiraan, kaasi oo gaystay Khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh.

Wararka aynu hilayno ayaa waxaa ay sheegayaan in Qaraxu uu ahaa Ismiidamin, waxaana dadka ku dhintay ka mid ah Xildhibaanad Aaamina Maxamed Cabdi.

Qaraxa ayaa ka dhacay afafka hore ee Madaxtooyada Baladweyne.