Xildhibaan Sakariye ”Ninka gaal ah Kitaabkee lagu dhaarinayaa?”+VIDEO

1659

Xildhibaan Sakariye Xaaji Maxamuud oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacbaka,isla markaana hadal ka jeedinayay kulanka Maanta ee Golaha ayaa siweyn uga soo horjeestay Xeerka Xeerka Agaasinka Bankiga Dhexe oo baarlamaanka horyaalla.

Waxa uu guddoomiyaha Golaha Shacabka ka dalbaday cadeynta in warqada Xeerka ku qoran yahay lasoo marsiiyay dhamaan Golaha Wasiirada,waxana uu walaac xoogan ka muujiyay in Xildhibaanada ansixiyaan xeerkaas.