Xildhibaankii ugu da da waynaa somaliland Oo Geeriyood

1678

Waxa Daqiiqado Kahor Ku Geeriyooday Cisbitaalka International Ee Magaalada Hargeysa Xildhibaan Xaaji Cabdikariin Xuseen (Cabdi Waraabe )

Xildhibaan Xaaji Cabdi Kariin Xuseen(Cabdi Waraabe) oo ka tirsanaa mudanayaasha aqalka golaha guurtidda somaliland ayaa maanta ku geeriyooday magaaladda hargaysa.

Xildhibaanka Ayaa Kamid Ahaa dadki sida weyn ugaso qeyb qaatay somaliland iyo dhismaheeda
waxaanu xiligan ka mid ahaa mudanayaasha golaha guurtida somaliland .

waxaana isla gelinka danbe ee maanta lagu aasi doona magaalada hargeysa marxuumka