Xilliga la dhagaysanayo dacwada Badda Soomaaliya iyo kenya oo lashaaciyay

1739

Maxkamada Caalamiga ah ee Cadaalada Adduunka ee ICJ ayaa ku dhowaaqday xilliga la dhagaysanayo dacwada Badda ee u dhexeyso Soomaaliya iyo Kenya.

Qoraal ka soo baxay Maxkamada ayaa lagu sheegay in ay bilaaban doonto 9da bisha September 2019 oo ku beegan maalin Isniin ah iyadoo dhamaan doonto 13ka September 2019 oo ah maalin Jimce ah.

Halkan hoose ka aqriso qoraalka ka soo baxay Maxkamada ICJ.