XOG:- Ahlusuna iyo Dowladda oo Weli isku Mari la. Heshiisyadii Horey udhex maray,

1540

Wararkii ugu danbeyey Ee Laga helayo Heshiiskii Ahlusuna iyo Dowladda kuna Saabsan Dhismaha Galmudug.
Kal hore ayay aheyd markii Ahlusuna iyo Dowladda ay kala Saxiixdeen Heshiis ka Kooban dhowr Qodob Islamarkaana qaar ay dhaqan galeen.

Inkasto ay jiraan qodabo muhiim ah ay weli isku mari la.yihiin Labada dhinac
Hogaanka Ahlusuna Ee Gobolada Dhexe ayaa weli ku adkeysanaya in Dowladda ay fuliso Heshiiskii ahaa 35 Xildhibaan oo Dowladdu horey ugu balan qaadday.

Wadda hadalo Badan oo dhex maray labada dhinac ayaa weli isku mari la. Hirgalinta Heshiiskaas.
Ahlusuna ayaa dhankeedda weli ku adkeysaneysa Hirgalinta Heshiisyadda ay la gashay Dowladda Somaliya.