XOG:- DHAB AH Mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Puntland oo Soconaya,

1508

Warar Hoose oo ay Heshay Warbaahinta Wardoor.net ayaa sheegaya in Xumno ka Tirsan Barlamanka Puntland ay waddan Mooshin ka dhan ah Madaxweyne Dani
Xumnahaan waddan mooshinka ayaa gacanta ka helaya Masulinyin ka Tirsan Dowladda Somalia. Islamarkaana kharash ku bixiya sidii Xilka looga Tuuri lahaa Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Puntland Said Abdulahi Dani.
Xildhibaanada moshinka wadda ayaa hada ku Sugan Magaalada Garaawe Ee Caasimada Maamulka Puntland.
Waxaana jirra Kulamo Hoose oo ay yeeshen tan iyo markii uu soo ifbaxay Mooshinkaan.