XOG:- Dhuusa Mareeb, Waxaa ka Soconaya Shirar Al baabadu uxiran yihiin.

1569

Magaalada Dhuusa Mareeb Ee Gobolka GALGADUUD waxaa ka Soconaya Shirar Gooni gooni ah Islamarkaana ay yeelanayaan Beelaha Ku Mideysan Maamulka Galmudug.

Shirarkaan ayaa mid looga Tashano sida ugu wanagsan ee loo dhisi lahaa Maamul Loo dhan yahay oo dadka deganadaasi ay ku Mideysan yihiin.

Sido kale waxaa Soconaya Soo Xulista Xubnaha Barlamanka Cusub Galmudug.
Oo ay soo Xulayaan Odayaasha Dhaqanka Beelaha Deganadaasi.
Madaama Odayaasha dhaqanka ay Masulin ka Saaran Tahay.soo Xulida Xildhibaanada Cusub Dowlad Goboleedka Galmudug.