XOG:- Hogaamiyaasha Ahlusuna Ee Gobolada Dhexe oo wadda Dagaal ka dhan ah Dowladda Farmaajo iyo kheyre

1662

Maamulka Ahlusuna Ee Fadhigiisu yahay Magaaloyinka Guraceel iyo Dhuusa Mareeb.
Ayaa wadda Olale ku aadan Hub aruursi ka dib markii uu soo if baxay Xiisad Siyaasadeed oo udhaxeesa Raaiisul Wasaare Kheyre iyo Hogaamiyaasha Ahlusuna.
Khilaafkaan ka Dhex Taagan labada dhinac ayaa yimid ka Dib markii ay Fuli waayeen Heshiisyo Dhex maray Madaxda Ahlusuna iyo Raaiisul wasaare Xasan Ali kheyre . Sida ay noo Xaqijiyeen ila lagu Kalsoon yahay oo labada dhinac ka agdhow.
Tan iyo markii uu soo if baxay Khilaafka Siyaasadeed ayaa waxaa Degaanada Ay Ka taliyeen Maamulka Ahlusuna ka soconaya Abaabulay Dagaal waxaana Si weyn Looga Dareemayaa Magaaloyinka Guraceel iyo Dhuusa Mareeb. Ciidankii ugu Badnaa Ayaa la diyaariyay kuwaas oo ka hor tagayaa Qorsha Dowladda Somaliya ay ku dooneyso in ay Ku af ganbiso Hogaamiyaasha Ahlusuna.