XOG:-Xasaasi. Dowladda Farmaajo iyo kheyre Oo Wadda Qorshe Halis ku Ah Siyaasinta Mucaaradka

1834

Weerar La Sheegay In lagu Dili Doono Rag Siyaasiyiin ah!

Weerarkaan ayaa ah Mid Maalmahan laga Shaqeenahyay Oo Lagu Damac San yahay In lagu Dilo Siyaasiyiin Soomaliyeed Oo Dhanka Mucaaradka ah!

Hadalkaan Ayaa Fakaday Iyadoo aan la’
Ogeen waxaana Laga Maqlay Dhanka Qadka Taleefanka ah Waxuuna La Mid yahay Kii Lagu Galay Gobolka Banaadir !

Bishii Hore Dhamaadkeeda ayaa Weerar Saan Oo Kale Ah Lagu Galay Xaruunta Gobolka Banaadir Oo lagu Dilay Qaar ka Mid Gudoomiyaasha Dagmooyinka Gobolka Banaadir Iyo Gudoomiyihii Hore AUN Marxuum Eng Yariisow Oo Dhaawac ka Soo Gaaray Xaruunta Gobolka Banaadir U Dhintay!

Si Kastaba Ha Ahaatee Weeraradda Noocaan Oo Kale ah Ee Bahalnimadda ah ayaa La Ogeen Cidda Geysata Oo lagu Beeg Sado Rag Siyaasiyiin Caan ah!