XOG:- XASAASI. Dowladda Somaliya oo Arin Ceeb ah Sameysay & Odayaashii Galmudug oo Boorsooyinkodi Banaanka loo dhigay.

1492

Warar Hoose oo ay Heshay Warbaahinta Wardoon.net
Ee ka imaanaya Magaalada Dhusa mareeb Ee Caasimada Galmudug ayaa in Dowladda Somaliya ay ku tagri Fashay Dhaqaalihii looga Tala galay Odayaasha Dhaqanka Ee ka qeyb galay Shirkii Dib uheshisinta Beelaha Galmudug Islamarkaana Dhamaan Odayaashii Dhaqanka Laga Saaray Gurihii Horey ay Dowladda udajisay.

Arintaan ayaa Timid ka dib markii la soo Gaban Gabeyey Shirkii Dib uheshisinta Beelaha Galmudug Ee Dhusa mareeb.
Odayaasha iyo Waxgardka Beesha Galmudug ayaan weli ka Hadli Arinta Dowladda ay ku Sameysay.

Xumnaha Dowladda Somaliya Ee Uqaabilsan. Qorshaha Maamul Usameynta Degaanada Galmudug ayaa Wadda Qorshe ay ku doonayaan in Madaxweyne Dowladda Taageersan laga soo Saaro Galmudug.⌈