Guddoomiyaha Guddiga FEIT Muuse Geelle Yuusuf ayaa xilkii ka qaaday Xoghayihii Guddiga FEIT oo uu isaga horay u magacaabay.
Xilka qaadistaan ayaa kusoo adeeysa xilli uu Xoghayihii hore ee Guddiga FEIT uu soo saaray xalay xilli danbe go’aan isaga gaar u ah oo uu kaga soo horjeestay warqad uu faafiyay guddiga.