Yuusuf Dabageed oo la amray in lasooxiro (Akhriso)

1554

Xeer ilaaliyaha guud ee dowlad goboleedka Hirshabelle Cabdulaahi Maxamuud Gacal ayaa soo saaray amar lagu soo xirayo Gudoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed oo ka biyo diiday xil ka qaadis uu ku sameeyay Madaxweynaha Hirshabelle.

Yuusuf Dabageed ayaa xeer ilaalinta maamulka Hirshabelle kusoo eedeeyay dambiyo badan ay kamid yihiin xadgudub dastuurka Hirshabelle,abaabulid dagaal sokeeye,kutumasho astaan dowlad goboleed iyo mid qarameed iyo dambiyo kale.

Halkan ka Akhriso Warqada kasoo baxday Xeer Ilaalinta Hirshabeele