Senator Cabdi Axmed Dhuxulow Dhag-dheer oo ku sugan Magaalada Dhuusamareeb Ayaa yiri Dowladnimo waa Qori isu dhiib ma jirto qof kursiga sii joogi karo marka uu ka dhamaado mudo xileedka Dowladda Federaalka ee hada jirta ID-kaarka aan wato waxaa ku qoran inuu dhamaaday Muddo Xeleedkaygu Marka la gaaro 30/12/2020-ka wixii ka dambeeya Laygugu yeeri Maayo Senator oo wakhtigii lay siiyay wuu dhamaaday Dadkuna Khasab laguma Maamuli karo Masuul kasta ha ku talo Galo dhamaashaha Muddo xileedka kaddib inuu helo oggolaasho dadka si uu u sii joogo.
SPORTS NEWS
DAAWO: Xulka Senegal Oo Markii 3aad Ku Guulaystay Koobka Africa +SAWIRRO
Xulka qaranka Senegal ayaa ku guuleystay Koobka Qaramada Afrika markii labaad taariikhdiisa, kaddib markii uu 1–0 kaga adkaaday xulka Morocco waqtiga dheeriga ah, kaddib...
- Advertisement -
- Advertisement -
- Advertisement -




















