Taliyaha Ciidanka Xooga Jeneraal Odawaa Yuusuf ayaa magacaabay guddi ka kooban Taliya-yaasha ciidmada dhulka, cirka iyo Saraakiil kale si ay baaritaan buuxa ugu sameeyaan dhulka la sheegay inuu dhisanaayo Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, iyadoo la fulinayo warqaddii xalay ee Wasiirka Gaashaandhigga.
SPORTS NEWS
Manchester United oo garaacday Sunderland
Kooxda Manchester United ayaa dib ugu soo laabatay wadada Guulaha kaddib markii ay guul muhiim ah ka gaartay kooxda martida u ahayd ee Sunderland,...
- Advertisement -
- Advertisement -
- Advertisement -