Firdhiye oo Magacaabay Wasiiro cusub

53
firdhiye
firdhiye

Madaxweynaha Maamulka Waqooyi Bari Cabdiqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye) ayaa magacaabay 15 wasiir ku-xigeen oo ka mid noqonaya xukuumaddiisa.

Xubnahan ayaa ku biiraya 21 wasiir oo hore uu u magacaabay madaxweyne Firdhiye, welina waxaa muuqata in aysan dhameystirnayn xukuumadda Waqooyi Bari.